@shiinedev bro, waxaan update ku sameynay grammar-ka sidaa ogtahay so dhamaan erayada aan ku bedelnay ka fiiri https://github.com/soplang/soplang/issues, ama si fudud ka fiiri https://github.com/soplang/vsCodeLanguageSupport/blob/main/keywords.md, wixii grammar sheegtay dib ayeenu ka bedeli, hada ereyada kala bedel Insha'Allah!